Thursday 17 November 2011

Kaba Kutukade "Abgaalow Shabaabka leydiin sheegaa waa Askarta Kitaabka ee Kitaabka waxka difaaca" Dhageyso.


on .
Wilaayada Shabeelada Dhexe ayaa maanta kulan ballaaran la qaaday mid kamida beelaha Soomaaliyeed ee degta qeybo badan oo katirsan gobolada dalka Soomaaliya.
Waaliga Shabeelaha Dhexe ayaa baaq iyo talooyin ujeediyay Beesha Abgaal oo kamid ah beelaha Somaaliya caanka ka ah, Sheekh Yuusuf Ciise Kaba kutukade waaliga Shabeelaha dhexe oo Khudbad qiima badan ujeediyay beesha Abgaal ayaa ku guubaabiyay beesha in ay Garab iyo gaashaan u noqdaan difaaca diinta Islaamka.

Kaba kutukade oo maalmahan islaaxin ka weday Wilaaya Shabeelaha dhexe ayaa Jilib Jilib ula kulmaya beelaha Gobolka dega isagoo si xikmadeysan ugu sharaxaya waajibnimada difaaca diinta iyo dalka.

Khudbad qiima badan oo dhab ka hadal ah ayuu Sheekh Yuusuf maanta u jeediyay Odayaasha iyo dhalinyarada beesha Abgaal.


Halkaan ka dhagayso Kalimada Sheekha

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...