Saturday 2 July 2016

SONNA oo Sawiro ka heshay Saamaynta Madaafiicda Argagixisada ee Baydhabo


 
0
SHARE 

WAXAA LA AKHRISTAY 163 MAR

BAYDHAABO (SONNA) Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa madaafiic ku garaacay xalay qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.
Inta la ogyahay Madaafiicdaan waxaa ku geeriyooday 4-ruux sidoo kalana waxaa ku dhaawacmay ilaa iyo 20-kale sida uu soo sheegayo wariyaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ee jooga magaalada Baydhabo.
Sawiro ay heshay SONNA ayaa muujinaya in Al-Shabaab madaafiicdaan ay la beegsadeen goobaha ay daganyihiin dadka Rayidka ah ayaga oo ugu talagalay inay shacabka Xasuuqaan.
Dadka dhaawacyada ah ayaa waxaa la dhigay isbitalka wayn ee magaalada Baydhabo, waxaana haatan lala tacaalayaa xaaladooda caafimaad.
IMG_1940 (1)IMG_1944IMG_1945IMG_1946IMG_1948IMG_1955IMG_1957
SAWIR QAADE:- Siraaji Sheekh Isxaaq Baydhabo

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...