Monday 25 April 2011

SSC iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan:

Cali Khaliif Galeyr oo ka careysiiyay Aqoonyahanadda SSC ee London shirka ooga furmay PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Friday, 22 April 2011 23:00

Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen  Aqoonyahanadda Beesha Dhulbahante ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami-weysay ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foori ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeyr ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland.

Aqoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka carooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeyr,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland.

Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaaray waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...