Thursday 14 July 2011

Ciidamo Mujaahidiin ah oo Tababar soo Dhameystay laguna soo Bandhigay Degmada Buur-hakabo oo Qeyb ka Noqon doona Xamlada Ramaddaanka




Somalimidnimo.com:- Maamulka Degmada buur-hakabo wilaayada Bay iyo Bakool ayaa shalay khudbado ujeediyay boqolaal katirsan geesiyaasha towxiidka oo tababar meleteri iyo dowro diini ah kusoo dhameystay mucaskaraat kuyaal gudaha wilaayada.
Ciidamada oo boqolaal kor udhaafayay ayaa socdaalo kusoo maray daafaha degmada iyagoo isugusoo uruuray farasmagaalaha oo ay kusugnaayeen mas’uuliyiinta maamulka odayaasha degmada iyo dadweyne daawasho uyimid.
waaliga degmada buur-hakabo sheekh C/Haahi Salaad abuu muscab ooo lahadlay mujaahidiintiii dhoolatuska sameeyay iyo dadweynihii usoo daawasho tegay ayaa sheegay in Dowrada iyo tababarka isbar barsocday ee usoo idlaaday dhalinyaradan looga gol leeyahay inay kubiiraan safka mujaahidiinta islamarkaana qeyb kaqaataan dagaalada lagu difaacayo diinta Islaamka ee kasocday soomaaliya.
Sidoo kale odayaasha Buurhakabo oo goobta kahadlay ayaa kuceliyay inay garab taaganyihiin islaamka oo naf iyo maalba uhuridoonaan ciribtirka duulaanka saliibiga ah ee lagusoo qaaday qeybo katirsan dhulka muslimka ah ee soomaaliya.
Taliska meleteriga mujaahidiinta ayaa maalmihii ugu dambeeyay soo saarayay guutooyin cusub oo kasoo baxay xeryaha lagu tababaro mujaahidiinta kuwaasoo diyaargarow xoogan ugu jira xamlo lagu qaaday fariisimaha cadawga maadaama ay nagusoo aadantahay bisha barakeysan ee Ramadaan.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...