1. C/casiis Macalin Nuur Wasiiru-dowlaha Xafiiska Madaxweynaha {Hawiye/Abgaal}.
2. Xaamid Sheekh Cali Maasheeye Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda {Dir, Gada-biirsi}.
3. Maxamuud Macalin Nuur Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Hawiye, Habar Gedir, Suleymaan}.
4. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Aadan {Indha Geelle} Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka {Daarood, Mareexaan}.
5. Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Deer Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maalliyadda iyo Lacagta {Raxa-weyn, Mirifle, Luway}.
6. Xildhibaan Maxamed Axmed Kaamil Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta {Dir, Ciise}.
7. Xildhibaan Maxamed Axmed Keynaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha {Beesha Shanaad, Madhibaan}.
8. Saciid Jaamac Qoorsheel Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka, Dhulka, Badda iyo Dekedaha {Daarood, Warsangeli}.
9. Xildhiban C/kaafi Macalin Xasan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska {Digil, Garre}.
WASIIR KU XIGEENADA
1. Xildhibaan Axmed C/laahi Xuseen Fanax {Digil Shan Caleemood) iyo Xildhibaan lXasan Ibraahim Maxed {Xasan Jabaan} {Beesha Shanaad Ajuuraan} Wasiir ku xigeenada Wasaaradda Garsoorka arrimaha Diinta iyo Awqaafta.
2. C/raxiin Cabdi Abiikar Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Hawiye, {Baadi-Cadde}.
3. Maxamed Cali Catoosh Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga {Raxa-weyn, Mirifle, Hariin}.
4. Xildhibaan Khaliif C/kariin Maxamed Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, {Raxa-weyn, Mirifle, Gasaaragude}.
5. C/xakiin Cige Guuleed Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka {Dir, Gada-biirsi}.
6. Cali Dirir Faarax {Cali Feysal} Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maalliyadda iyo Lacagta, {Beesha 5aad, Carab Saalax}.
7. Xildhibaan Luul Cabdi Aadan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha Qoyska {Raxa-weyn, Mirifle, Geeldele}.
8. Xildhibaan C/risaaq Daahir Maxamuud {Dir, Isaaq, Arab} iyo Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble, Hawiye, Habar-gedir, Saruur} labadooda waxaa la wada siiyey Wasiir ku xigeenada Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha.
9. Xildhibaan Macalin Cali Aadan {Raxa-weyn, Mirifle, Jiroon}, iyo Faysal Xuseen Daahir {Dir, Ciise, Wasiir ku xigeenada Wasaaradda Caafimaadka ayaa labadooda la wada siiyey.
10. Xildhibaan C/laahi Bille Nuur Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta {Daarood, Dashiishe}.
11. Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada, Dhalinyarada iyo Isboortiga, {Daarood, Wasengli}.
12. Axmed Xasan Aadan, {Dir, Sure, Qubeys} iyo Ibraahim Shukri Sheekh Aadan {Daarood, Ogadeen}, Wasiir ku xigeenada Kalluumeysiga, kheyraadka Badda iyo Bay’ada ayaa labadooda la wada siiyey.
12. Axmed Xasan Aadan, {Dir, Sure, Qubeys} iyo Ibraahim Shukri Sheekh Aadan {Daarood, Ogadeen}, Wasiir ku xigeenada Kalluumeysiga, kheyraadka Badda iyo Bay’ada ayaa labadooda la wada siiyey.
13. Xildhibaan C/raxmaan Kulmiye Xirsi {C/raxmaan, Dheere} Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Dekedaha, {Hawiye, Shiikhaal}.
14. Xasan Maxamed Jimcaale {Hawiye, Duduble} iyo Ibraahim Suleymaan Xaaji Nuur, {Dir, Isaaq, Habar-awal}, Wasiir ku xigeenada Wasaaradda Dastuurka iyo dib u heshiisiinta ayaa labadooda la wada siiyey.
15. Xildhibaan Xareed Xasan Cali Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Guryeynta iyo Dib u dhiska, {Daarood, Majeerteen}.
16. C/laahi Dool Maxamed Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Batroolka, {Daarood, Abasame, Bartire}.
17. C/qaadir Maxamed Barre, {Hawiye, Habar-Gidir, Sacad} iyo C/qaadir Sheekh Cali Ibraahim {Baqdaadi}, {Dir, Reer, Aw-Saciid}, waxaa la wada siiyey Wasiir ku xigeenada Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare.
18. Cali Nuur Ducaalle Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, {Daarood, Owrtable}.
No comments:
Post a Comment