Written by Administrator |
Wednesday, 14 November 2012 22:56 |
Professorka caanka ah ee Soomaaliyeed Professor Togane oo wareysi kulul siiyay Shacabkamedia,ayaa ka hadlay sida uu u arko ansaxiintii Golaha Wasiiradda ee 10-ka Wasiirka ka kooban,isagoo si xun ula hadlay La Taliyaha qaaska ah ee Madaxweyne Xasan,ninka lagu magacaabo C/Qaasim Salaad iyo Sirta ka dambayso in Kismaayo iyo Jubooyinka looga hor-istaago Maamulka ay dhisanayaan dadka deegaanka."Ninkan Cadale Ceeldheer,Jowhar maamul ha u dhiso isaga iyo Cali-Ameeriko maxaa daba-dhigay Maamulka Jubuuyinka"ayuu yiri Professorka oo ka careysan in dadka deegaanka Jubooyinka tashwiish lagu furo inay dhistaan Maamulkooda.Togane ayaa qarxiyay Sir-qarsooneyd oo ku saabsan cidda Maalgelisay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku guuleystay kursiga iyo In Xildhibaanadda Baarlamaanka ay lacag laaluush ah siiyeen Dawladaha Qatar iyo Mareykanka,wuxuuna Xisbiga Madaxweynaha ee Damjadiid ugu yeeray inay yihiin (Dembi-Jadiid)
|
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Thursday, 29 November 2012
Daawo:Togane oo ku Tufay M/weyne Xasan (Kursiga waxaa u iibiyay Mareykan iyo Qatar,wuxuuna u shaqeeyaa Mareykan (Wareysi Xasaasi ah)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment