![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Tuesday, 27 November 2012 22:09 |
![]() Tooshka wareega ee Shacabkamedia ayaa u suurto-gashay inuu sawir-ku-xado nin la sheegay inuu safar-kasta oo dibadda iyo gudaha aan ka daba-harin Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.Ninkan ayaa markii aan la yaabnay u bixinay (Sakiinta-Cusub)(Ninka Falaarta-Cas ay dulsaaran-tahay)maadaama uu had iyo jeer ku lamaanan-yahay Madaxweynaha,iyadoo naloo sheegay in Faarax-Sakiinta-Cusub ay daba-dhigeen inuu la socdo dhaq-dhaqaaqiisa,Xisbiga daaha gadaashiisa ka maamula Madaxweyne Xasan oo isagu ah qolof iska socota balse Remote-controlka uu hagayo Hogaamiyaha Ruxiiga ee Xisbiga Damjadiid Faarax C/qaadir Sakinta-Cusub.Lama yaqaan jagadda uu ka hayo Dawladda Soomaaliya balse waxaa la aaminsan-yahay inuu sida Dalka iiraan daaha gadaashiisa ka maamulo Sheekh Cali Aayaatulaah Khameeyni in Sheekh Faarax Sakiinta-Cusub uu yahay Hogaamiyaha Ruuxiga ee xisbiga uu ka tirsan-yahay Madaxweyne Xasan Sheekh ee Damjadiid ama (Dhiiga-Cusub)Shacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment