- Tuesday, 05 April 2011 15:11
Waxaa layaab mudan in Murtad Tarzan inuu hadalkan ka jeediyay Xaflad lagu maamuusayay Haweenka qaaqaawan ee Baaskedka ciyaara.
“ Ma ahan in Haweenku ay guryaha ku xirnaadaan, waa inay bulshada dhex galaan oo nolasha ay la qeybsadaan, waxaa ogitihiin in Khadiija Bintu Khuweylid xitaa ay Suuqyada ka ganacsan jirtay, ma aheyn qof guri ku oodan” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Murtad Tarzan.
Hadalka Tarzan ma ahan kii ugu horreeyay ee Mas’uul ka tirsan Koooxda Murtaddiinta uu ku hadaaqo, basle hadalkiisa ayaa waxa uu qeyb ka yahay hadallada qar iskaxoornimada ah ee maalin walba ay ku hadaaqaan kooxdaasi gaalada u adeegta.
Amiirnuur Media
No comments:
Post a Comment