Sunday 17 July 2011

Mujaahidiinta oo Hubkii ugu badnaa ka helay dagaalkii Beled Xaawo (Warbixin).


somalimemo.netFaah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa dagaallo iyo duqeymo xalay ka dhacay duleedka degmada Beled Xaawo iyo wilaayada Gedo.

Kadib markii ay ciidamada mujaahidiinta lawareegeen degmada ayna xabsiga kasii daayeen maxaabiis ku xiraa gudaha ayay si nabad gelyo ah mujaahidiintu dib ugasoo gurteen degmada.

Hubkii ugu badnaa ayay mujaahidiinta Soomaaliya saaka kasoo daldasheen Beled Xaawo markii ay u dheceen saldhig ay maleeshiyaadka Mushrikiinta ah duleedka degmada ku lahaayeen.

Saraakiil katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegay in qorshihii dagaalka uu kusoo gaba gaboobay sidii loogu talagalay.

Beled Xaawo,Luuq,Garbahaarey iyo Ceelwaaq waxaa mar walba ka dhaca dagallo u dhexeeya mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka dabadhilifyada ah ee kala taabacsan Kenya iyo Itoobiya.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...