Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhoweyd wuxuu xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya kaga dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxwenaha Soomaaliya.
Mdaxweyne Shariif ayaa musharaxnimadiisa ka hor cadeeyey in ka badan 200 mudane oo uu maanta ku martiqaaday madaxtooyada kuwaasoo oo u cadeeyey inuu doonayo inuu ka qeybqaato doorashada madaxtinimada dalka.
Arintan ayaa ku soo beegmeysa xilli uu jiray khilaaf u dhexeeya madaxweynaha iyo gudoomiyaha barlamaanka Shariif Xasan kaasoo ku saabsanaa doorashada madaxtinimada oo hore madaxweynuhu u diiday in ay dhacdo bisha August 2011.
Balse waxaa hadda muuqata in Sheekh Shariif ogolaaday doorashada inay dhacdo August.
FAAHFAAHIN DHEERI AH GOOR DHOW KALA SOCO RBC RADIO. Insha Allah.
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment