Friday 1 April 2011

Wariye goob joog ahaa Dagaalkii maanta ka dhacay degmada Dhoobley oo ka warbixinaya jabkii soo gaaray Maleeshiyaadka lagu soo dhaqan xumeeyay dalka Kenya. (DHAGEYSO)

Wariye ka tirsanamiirnuur.com Idaacadda islaamiga ah Alfuraan oo maanta goob joog ahaa furinta hore  dagaalka ee degmada Dhoobley ayaa ka warbixinaya dagaalkii maanta halkaasi ka dhacay.
Xudeyfa Cabdi Nuur oo markii uu hadlayay agtiisa laga maqlayay   dhawaqa rasaasta la isku adeeganayay dagaalka ayaa sheegay in Ciidamada Mujaahidiinta wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ay maanta wacdaro ka muujiyeen dagaalkii gardarada ahaa ee lagu soo qaaday.
Waxa uu sheegay in indhiisa uu saaray Meydadka Maleeshiyaadkii lagu soo dhaqan xumeeyay dalka Kenya oo daadsan duleedka degmada Dhoobley, kadib markii Geesiyaasha Towiidka ay madaxa ka toogteen Maleeshiyaadkaasi lagu soo dagaal geliyay inay qabsanayaan magaalada Kismaayo.Dagheyso

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...