- Friday, 01 April 2011 14:16
Akhristayaasha Shabakadda Islaamiga ah ee AmiirNuur Media waxaan usoo gudbinaynaa Filimka Quduufu-Shareecah ee dhawaan ay soo saartay Mu’asasadda Al-kataa’ib ee Warfaafinta u qaabilsan Mujaahidiinta Soomaaliya. Filimka oo ah mid heer sare ah ayaa waxaa uu si weyn uga sheekeynayaa waxqabadka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, gaar ahaan Qeybinta Zakawaadka, waxaana sidoo kale Filimkan inta uu socdo wareysi gaar ah lala yeelanayaa Amiirka Maktabka Zakawaadka Sheekh Suldaan Maxamed Aala Muxamed
Shabakada AmiirNuur Media waxa ay si dhaksa leh idiinkugu soo gudbinaysaa Filimka oo Af-Soomaali ah fursada ugu horeysa insha Allaah Daawasho Wacan
No comments:
Post a Comment