Saturday 9 April 2011

Xaaskii uu qabay Wasiirkii Dagaalka Dowladda islaamiga ah Ciraaq oo dil toogasho ah lagu fulin doono.



amiirnuur.comSida uu baahiyay Markazka Al-maqriizi oo soo xiganaya ilo ku dhow dhow Xukuumadda Camiilka ah ee uu hogaamiyo Nuuri Almaaliki, waxaa 10-ka bisha soo socota lagu wadaa in dil dal-dalaad ah lagu fuliyo Xaaska Wasiirkii hore ee dagaalka Dowladda islaamiga ah Ciraaq Sheekh Abuu Xamza Almuhaajir.
Warbixin uu soo saaray  Markazka ayaa waxaa uu sidoo kale kaga dayiriyay Xaaladda ay ku nooshashay Xasnaa Cali Yaxye Xuseyn oo ah Xaaskii uu qabay  Sheekh Cabdul Muncim Cizu diin Cali Ismaaciil oo loo yaqaanay Abuu Xamza Almuhaajir, kaasi oo ahaa Wasiirkii dagaalka Dowladda Islaami ee Ciraaq.
Xaaskii Sheekh Abuu Xamza Almuhaajir iyo labo wiil oo ay dhashay oo lagu kala magacaabo Ayuub iyo Maryam ayaa waxay ku xiranyihiin Xabsi ku yaala meel aan la shaacin oo ka tirsan dalka Ciraaq, waxaana si joogto ah ay ula kulmaan jirdil iyo handadaad ay u geysanayaan Maleeshiyaadka ku abtirsada Maamulka Shiicada Majuusiyiinta ah ee uu hormuudka ka yahay Nuuri Al-Haaliki.
Si kastaba ha ahaatee tallaabta arxandarrada ah ee dhawaan ay ku dhaqaaqi doonto Xukuumadda Shiicada  ayaa waxay kusoo beegmaysaa xilli muddo sanad ah  laga soo wareegtay markii ay shahiideen Wasiirkii dagaalka Dowladda Islaamiga ah Ciraaq iyo Amiirkii Dowladda Islaamiga ah Sheekh Abuu Cumar Al-baqdaadi, waxaana aheyd 25-kii Bishii April ee sanadkii 2010, markii duqeyn diyaaradeed lagu dilay labada Hogaamiye xilli ay isku meel kuwada sugnaayeen.
Amiirnuur Media
amiirnuurmedia@gmail.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...