Muqdisho, April, 02.2011——Anigoo ah wasiirudowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha isla markaana ah u qaybsanaha xukuumadda Soomaaliya arrimaha xuquuqda aadanaha, waxaan halkaan ku xusayaa in ay lagama maarmaan tahay in wadankeena uu yeesho awoodii uu ku ilaalin lahaa xuquuqda aadanaha si aan u dhowrno dhamaan xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Waxaan halkan uga mahadcelinayaa dadka nagu caawinayaa sidii aan guul uga gaari laheyn arrimaaha dhowrista xaquuqda aadanaha, hase ahaatee waxaa jiraa shaqsiyaad doonaya in ay is hortaagaan sidii aan oga guul gaari laheyn dadaalkeena ku wajahan dhowrista xaquuqda aadanaha.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment