Nairobi (RBC) Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa khudbadiisii maanta uu ka jeediyey furitaanka shirka wadatashiga Soomaalida ee ka socda magaalada Nairobi wuxuu eedeyn ugu soo jeediyey masuuliyiinta DKMG.Hadalka Madaxweyne Faroole ayaa ahaa khudbadii koowaad ee shirka laga jeediyo kadib markii uu si rasmi ah u furay ergeyga UN-ka Augustine Mahiga.

Madaxweyne Faroole wuxuu ugu horeyn diirada saaray sida Puntland ay uga soo samata baxday burburkii ku dhacay Soomaaliya labaatankii sano ee la soo dhaafay, wuxuuna sheegay in iyadoo lala tashanayo waxgaradka, siyaasiyiita iyo bulshada rayidka ee deegaanka lagu guuleystey sameynta maamul deegaan oo hoosta laga soo dhisay taasina ay hrseeday in dadkii ku noolaa deegaanka Waqooyi Bari Soomaaliya [Puntland] ay helaan xasilooni soo celisay nabadii, ganacsigii iyo heerarkii kale ee noloshaSii Akhri
No comments:
Post a Comment