Monday 18 July 2011

TACSI - TMIRO CUKAASHO (SYL)

Anigoo ah Abdi Hasan Abdulahi kuna magacdheer Abdi koka koola,waxaan tacsi udirayaa dhamaan eheladii ay ka geeriyootay, dhamaan Umadda Soomaaliyeed iyo dhamaan aasasayaashii SYL.
Marxuumo Timira Cukaash waxay ahayd qofkii aan isla galnay halgankii SYL ee taariikhiga ahaa ee ka dhacay saldhiga Booliska ee Magaalada Kismaayo hortiisa.
Waxaana ilaahey ka baryayaa in janada ku manaysto
                           AMIIN

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...