Thursday, 23 June 2016

Madaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabay Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada


 
0
SHARE 
Kismaayo,(SONNA):-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Jubbaland loogu Magacaabay Mudane Axmed Cabdiraxman Xasan.
Wareegtada oo soo baxday 20 bishaan oo nuqul kamid ah lasoo gaarsiiyay Xafiiska Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA ee Magaalada Kismaayo, ayaa lagu yiri “Madaxweynuhu wuxuu si buuxda ugu kalsoonyahay Aqoontada, Kartida iyo xirfadda Mudane Axmed Cabdiraxmaan Xasan, Wuxuuna u rajeynayaa guul iyo in uu si hufan u guto waajibaadka loo Igmaday”
CllMU7KWEAEeQ3i

No comments: