Sunday, 28 August 2011

Deg Deg: Madaxweyne Shariif oo Muqdisho u Duulay

Share
Garowe (RBC Radio ) : Madaxweynaha DKG soomaaliyeed Shiikh Shariif Sh.Axmed  & Wafdigii uu Hogaaminayey ayaa iminka ka soo duulay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garowe oo uu Maanta soo Garay isagoo u kicitimay Magaaladda Muqdisho ka Gadaal Markii uu Booqasho ku sameeyey Goobo kala duwan ee magaalada Garowe ayna kulan wada Qaateen Madaxda Puntland & Wafdigii uu Hogaaminayey Raisal wasaare Gaas oo ka soo Horeeyey Madaxweynaha.
Sidii loo soo Dhaweyey madaxweynaha & Goobihii uu Booqday & Ujeedada Socdaalka Wararka Danbe ee RBC ayaan idiin kusoo Gudbinaynaa .
RBC Radio  Garowe
Maxamed Daahir Yuusuf  (Saalim )

No comments:

Coronavirus Is Battering Africa’s Growing Middle Class

From Kenya to Nigeria, South Africa to Rwanda, the pandemic is decimating the livelihoods of the once-stable workers who were helping ...