Written by Administrator Saturday, 27 August 2011 20:54
Caawa Waa Habeen Bishaaro marka loo eego sida ay Ciidamada Mujaahidiinta Somaliya u baacsanayaan maleeshiyaadka Somalida ee la shaqeeya AMISOM iyo dowladda Itoobiya.
Weriyaha Wakaaladda Wararka SomaliMeMo ee magaalada Boosaso ayaa goordhaw nasoo gaarsiiyay in xoogag hubeysan ay toogasho ku dileen Taliye K/xigeenkii PIS-ta gobolka Nugaal.
Goob joogayaal ku sugan Garowe ayaa xafiiska SomaliMeMo Boosaaso u sheegay in Rag hubeysan ay toogteen mas'uulkii ugu sareeyay ee PIS-ta gobolka Nugaal.
Garowe Caawa waa mid degan waxaana xusid mudan in magaaladaasi uu ku suganyahay Cabdi Weli Gaas oo DKMG ah ugu magacaaban R/wasaare.
No comments:
Post a Comment