Tuesday 30 August 2011

Madaxda Mujaahidiinta oo Shacabka Soomaaliyeed kala qeyb galay Dabaal degga Ciidul Fidriga (Sawirada).


somalimemo.netMagaalada Muqdisho iyo wilaayaatka dalka Somaliya ayaa maanta siweyn looga ciiday munaasabadda Ciidul Fidriga.

Mas'uuliyiin katirsan mujaahidiinta Soomaaliya ayaa shacabka Muslimka Soomaaliyeed kula ciiday magaalooyinka waaweyn ee dalka Soomaaliya.

Kumanaan qof oo qof ayaa ku tukaday Musalaha Xerada Maslax ee xaafadda Suuqa Xoolaha magaalada Muqdisho waxana halkaasi shacabka ku Tojiyay Mas'uuliyiin uu ka mid ahaa Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere, Abuu Cabdi Raxmaan waaliga Banaadir.

Dhanka degmada Lafoole iyo Ceelasha Biyaha waxaa shacabka
Tojiyay Mas'uuliyiin ay kamid ahaayeen Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Muktaar Roobow Abuu Mansuur.

Salaadii Ciidda kadib ayay boqolaal katirsan ciidamada mujaahidiinta Socdaal kusoo mareen wadoioyinka Muqdisho.
SAWIRKA KU DHUFO SI UU KUUGU WEYNAADO


somalimemo.net



somalimemo.net



somalimemo.net


somalimemo.net



somalimemo.net



somalimemo.net


somalimemo.net


somalimemo.net



somalimemo.net



somalimemo.net



somalimemo.net



somalimemo.net
















SHIIKH XASAN DAHIR AWEYS XAFIHULLAAH









SHIIKH AMU MANSUUR XAFIHULLAAH










MUJAAHIDKA MUSTAQBALKA

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...