Sunday 28 August 2011

War deg deg ah: Ciidamada Gaarka ah Shabaabul Mujaahidiin oo Caawa Howlgallo ka wado gudaha degmooyinka ay AMISOM Muqdisho ka maamusho.

somalimemo.netCiidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa caawa Howlgallo ballaaran ka wada degmooyin katirsan magaalada Muqdisho oo ay AMISOM maamusho.

Qaraxyo waaweyn ayaa caawa siyaaba kala duwan uga dhacaya degmooyinka X/Jajab,X/weyne,Madiina,Waaberi iyo meelo kale.

Saraakiil katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo lasoo xariiray Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in caawa wadnaha laga gooyay Cadawga shisheeye iyo xaabadooda maadaama goobihii halbowlaha u ahaa.

Meelaha qaraxyadu ka dhaceen waxaa kamid ah Hotelka Madiina oo ay jiifsadaan xildhibaano iyo wasiirro katirsan DKMG ah.

Taageerayaasha AMISOM ayaa markii ay ciidamada mujaahidiinta faarujiyeen difaacyada Muqdisho farxad muujiyay halka Mujaahidiinta iyo shacabkooda ay ogaayeen in isbaahinta cadawga fursad siin doonto mujaahidiinta u taagan in cadawga ay calooshiida ku beegsadaan arrinkaasi oo hadda ifafaalihiisa ladareemay.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...