Tuesday 21 June 2016

Galmudug iyo shacabka Cadaado oo ka wadahadlay doorashooyinka


 
0
SHARE 
Cadaado (SONNA)-Maamulka Galmudug ayaa shacabka ku nool degmada Cadaado kala hadlay doorashooyinka lagu wado in ay sanadkaan ka dhacaan Soomaaliya.
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi carabay ayaa sheegay in shacabka kunool degmada Cadaado loogu baahanyahay in ay adkeeyaan amniga madaam lagu wado in doorashooyinka deegaanada Galmudug ay ka dhacaan magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah maamulka Galmudug.
Waxaa uu sidoo kale ugu baaqay shacabka Galmudug meel walba oo ay joogaan in ay u diyaar garoobaan doorashooyinka oo ay naga xigaan bilooyin yar.
W/D:-Muxudiin MMC

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...