Tuesday 16 August 2011

Nabadoon Xalay lagu Dilay Boosaaso

Waxaa xalay magaalada Boosaaso lagu dilay nabaddoon ka soo jeeda Kililka 5aad ee itoobiya.
Nabaddoon ka soo jeeda kililka 5aad ee dalka Itoobiya ayaa xalay fiidkii lagu dilay magaalada Boosaaso.

Cabdiwahaab Sheekh Maxamed Allaale, oo sidoo kale ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Golis waxaa la dilay xilliga afurka ka dib isagoo ka soo baxay gurigiisa kuna sii jeeday goobtiisa shaqo.

Lama yaqaan cidda ka dambeysay dilkiisa, mana jirto cid loo qabtay falkaasi.

Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay magaalada Boosaaso waxaa ka dhacayay dilal salka ku haya aano qabiil.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...