Last Updated on Monday, 15 August 2011 20:51 Written by Administrator Monday, 15 August 2011 20:36
Iyadoo caawa magaalada Muqdisho ay u tahay habeen dagaal ayay dagaaladu kusii fidayaan degmooyin ay horay u maamulayeen ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka DKMG ah.War hadda nasoo gaaray ayaa xaqiijinaya in boqolaal katirsan ciidamada mujaahidiinta ay dagaal ku galeen Isgoyska Ex.control Afgooye ee magaalada Muqdisho oo fariisin weyn u ah ciidan taabacsan DKMG ah.
Wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha’allaah.
No comments:
Post a Comment