Thursday 18 August 2011

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliland oo is casilay


Share
Hargeysa (RBC Radio) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay ka dib shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Hargeysa.
Wasiirka  ayaa sheegay inuu gabi ahaanba uu xilkaasi ka dago xilkaasi asagoo sheegay in uusan wax dhibaato ah uusan kala kulmin madaxda maamulka Soomaaliland.
Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa waxa uu carabka ku dhiftay in uu go aankaan qaatay ka dib markii uu go’aansaday in uu furto xisbi siyaasadeed.
Waa Wasiirkii u horeeyay ee Xukuumada Soomaaliland ee xilka  iska casila tan iyo markii uu xilka la wareegay madaxwey aha maamulkaasi Soomaaliland ee Siilaanyo.
Ilaa iyo iminka ma jirto wax war ah oo ka soo baxay xukuumada madaxweyna Siilaanyo oo ku aadan arintaan.
RBC Radio

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...