Thursday 2 June 2016

Allaha u naxariistee xildhibaanadii ku dhintay weerarkii Hotel Ambassator oo Aas Qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho.


 
0
SHARE 
Muqdisho (SONNA)-Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyey Xildhibaan C/laahi Jaamac Xuseen (Kabaweyne) iyo Xildhibaan Prof. Maxamuud Maxamed Guure, oo labaduba kamid ahaa masuuliyiintii ku dhintay weerarkii xalay cadowgu uu kusoo qaaday Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho.
Aaska Xildhibaanada waxaa ka qeyb galay masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya, iyadoo madaxweynaha dalka mudane Xasan Sheakh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid ay ka qeyb galeen salaadii janaasada ee lagu tukaday Allaha u naxariistee marxuumiinta.
Waxaa lagu aasay qabuuraha booliska ee magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale aaska ay ka qeyb galeen ehelada, xildhibaanada baarlamaanka qaarkood iyo masuuliyiin kale.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...