Tuesday, 2 August 2011

Mas'uul katirsan Mu'asasada Al-andalus oo Shahiiday.


somalimemo.netHogaanka sare ee mujaahidiinta alqaacidda wadamada Maqribul Islaam ayaa xaqiijiyay in uu shahiiday mid kamida howl-wadeenada Mu'asasada warbaahineed ee Al-andalus oo umadda Muslimka usoo gudbisa xaqiiqda wareed ee ka taagan wadamada dhaca waqooyiga qaaradda afrika.

Afhayeenka Tandiimka alqaacidda ee Maqribul Islaam Sheekh Salaax Abii Muxamed oo Kalimad maqal iyo muuqaal ah soo diray ayaa caalamka islaamka uga tacsiyadeeyay istish-haadka  Cabdul Qahaar Balxaaj oo kamid ahaa xubnaha ugu firficoon mu'asasada warbaahineed ee Al-andalus.

Allaha ka aqbalee Cabdul Qahaar ayaa ahaa geesi kamid ah geesiyada Towxiidka ee ka dagaalama wadamada waqooyiga afrika gaar ahaan wadanka Aljeeriya wuxuuna intii uu noolaa soo gudbiyay Flimo iyo isdaaraat ka nixiyay gaalada Muslimiintana ka farxiyay.

Sheekh Salxaad Abii Muxamed wuxuu Taczi u diray Ehelkii ay ka bexeen Cabdul Qahaar iyo Walaalkiis Abuu Nuseybah kuwaasi oo ku baxay wadadii ay u dagaalamayeen, mujaahidiinta alqaacidda ee Maqribul Islaam waxay xaqiijiyeen in Cabdul Qahaar iyo walaalkiis ay shahiideen xilli ay ku socdaalayeen qeybo kamid ah wadanka Aljeeriya markii dambana ay ku dhaceen goob Bar Koontarool ah oo ay joogeen ciidanka Ridda Aljeeriya.
somalimemo.net
Mucaawiyah oo Isticdaad kujira

Warka kasoo baxay hogaanka mujaahidiinta alqaacidda waxa lagu sheegay in gaari ay ragga shahiiday wateen ay istaajiyeen ciidankaa Aljeeriya kadibna ay isku dayeen in ay qafaashaan oo ay tacdiibiyaan laakin walaalaha Mucaawiya Cabdul Qahaar Balxaaj iyo Abuu Nuseybah ayaa fashiliyay ihaanada lala damacsanaa waxayna galeen Istish-haadiyo kedis ah iyagoo qarxiyay Suuman walxaha qarxa ay ka buuxaan oo ay wateen halkaasi waxaa ku  dhintay inkabadan 15 Askar Aljeeriyaan ah oo ay kamid ahaayeen Generaallo.

Mucaawiya Cabdul Qahaar Balxaaj iyo walaakiis ayaa kasoo jeeda qoys caan ku ah jihaadka qaarkoodna horay u shahiiday halka kuwa kalane ay weli noolyihiin ayna ku xiranyihiin xabsiyada cadawga.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...