Sunday 21 August 2011

War deg deg ah: Dagaalkii Ugu Khasaaraha badnaa oo goordhaw Gedo kusoo gaba gaboobay.

somalimemo.netDagaal culus ayaa goordhaw kusoo gaba gaboobay degmada Ceel Waaq ee wilaayada Gedo kuwaasi oo u dhexeeyay ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaad Soomaali ah oo dowladda Kenya taabcsan.

Wararka nagasoo gaaraya Ceel Waaq ayaa xaqiijinaya in dagaalku uu yimid kadib markii maleeshiyaadka dabadhilfyada ah weerar ku qaadeen fariisin ay mujaahidiintu ku leeyihiin halka loo yaqaan Garsaal oo 9 KM u jira Ceel Waaq.

Qaniimadii ugu badneed ayay mujaahidiinta Somaliya kula wareegeen dagaalkii galabta oo ahaa mid dhanka muslimiinta u yasiran dhinaca kalane ku adag.

SomaliMeMo waxay goordhaw soo gudbinaysaa Khasaaraha ramiga ah iyo hubka cadawga laga qabsaday.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...